Saafi Films Jaceyl Sheekooyin Geeraaro Gabay Suugaan shirib somali music heeso cusub heeso hore kaban dhaanto samatar hiba nuura saafi studio saafi films warar cusub
Latest Media
Aqbaarta 06 09 2010
[07-09-2010 04:31]
Aqbaarta 05 09 2010
[05-09-2010 09:24]
Aqbaarta 04 09 2010
[04-09-2010 08:12]
Aqbaarta 03 09 2010
[04-09-2010 04:50]
Aqbaarta 02 09 2010
[02-09-2010 05:37]
Aqbaarta 01 09 2010
[02-09-2010 01:33]
Aqbaarta 31 08 2010
[31-08-2010 07:29]
Sooma Gaadaco
[31-08-2010 03:11]
Afuraay Qeyladhaan ...
[31-08-2010 00:43]
Aqbaarta 30 08 2010
[30-08-2010 05:40]
Random Media


Users Online
· Guests Online: 64

· Members Online: 0

· Total Members: 76
· Newest Member: horaceskidmo
New Page 1

CUDUR DAAR

 

 

 

 

Wuxuu Maamulka Universal TV si aan xad lahayn uga cudur daaranayaa sawirka lagu caayay NABIGEENII SUUBANAA (Nabad galyo iyo Naxariisi korkiisa ha ahaatee) oo si aan lagu baraarugin oo GAF ah uga soo baxay Shaashadda TV-ga Universal 29/05/10 qaybtiisa Wararka.

 

TV-ga Universal oo inuu Nabiga u khidmeeyo maahee aysan suurto gal ka ahayn in uu ka mid noqdo saxaafadda shaqada ka dhigatay inay Nabi Maxamed (SCW) wax ka sheegaan -waxna uma dhimi karaane iyagaa is daalinaya, halaagna shaqaysanaya.

 

Maamulku wuxuu marka hore Allah uga Tawbad keenayaa gaabiska xagga Koontoroolka ah ee ay ahayd in lagu baraarugo intii aan la sii dayn warka wariyuhu soo diray ee Sawiradu ku jireen,

 

Waloow qasadka wariyuhu uu ahaa difaacidda Nabiga (SCW)

Anagaa ugu horayna DIFAACIDDA NABIGEENA suuban (SCW).

 

Waxaanan ku dadaaleynaa in aysan arintaan oo kale dib danbe uga dhici doonin TV-ga Universal insha Allah.

 

Waxaan u mahad celinaynaa dhamaan walaalaha sida qiiradu ku jirto noogu baraarujiyay gafka sida khaldan nooga dhacay iyagoo ka soo baxay xaqii walaaltinimada ee aan ku lahayn.

 

Allah ha na waafajiyo raacidda iyo u khidmaynta Nabigeena Naxariistii Alle korkiisa ha ahaatee.

 

Maamulaha TV-ga Universal.

 

Axmed Abubakar.

Sheekooyin & Arrimaha Bulshada
Aug 31, 2010Dhalinyaradii Taleefanada ku nasiibso oo C...
Aug 31, 2010Kulan Soomaaliyeed: Murti Goos Goos Ah.
Aug 31, 2010Jacaylku xeer ma leeyahay?
Aug 20, 2010Magaalo dadka Tuugsada laga mamnuucay.Magaalo dadka Tuugsada laga mamnuucay.
Aug 20, 2010Baabuur Marna Helicopter noqonaya oo duula...Baabuur Marna Helicopter noqonaya oo duulaya, Marka ...
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.




Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.