Saafi Films Jaceyl Sheekooyin Geeraaro Gabay Suugaan shirib somali music heeso cusub heeso hore kaban dhaanto samatar hiba nuura saafi studio saafi films warar cusub
Latest Media
Aqbaarta 06 09 2010
[07-09-2010 04:31]
Aqbaarta 05 09 2010
[05-09-2010 09:24]
Aqbaarta 04 09 2010
[04-09-2010 08:12]
Aqbaarta 03 09 2010
[04-09-2010 04:50]
Aqbaarta 02 09 2010
[02-09-2010 05:37]
Aqbaarta 01 09 2010
[02-09-2010 01:33]
Aqbaarta 31 08 2010
[31-08-2010 07:29]
Sooma Gaadaco
[31-08-2010 03:11]
Afuraay Qeyladhaan ...
[31-08-2010 00:43]
Aqbaarta 30 08 2010
[30-08-2010 05:40]
Random Media


Users Online
· Guests Online: 78

· Members Online: 0

· Total Members: 76
· Newest Member: horaceskidmo
Labada Isku Kalsoon

Maxaa Kugu Haboonaa?

 

 

Wuxuu illahay S.W.C uu aduunka ka dhigay mid wareegto ah oo maalinba qof ayuu xeradiisa maal badan soo geliyaa taas oo ina tuseysya micna yarida uu leeyahay Aduunkani, abaalka ayaa ah wax aanu qofka binu aadanka ahi iloobin inta uu ifka ku noolyahay walo ay jiraan dad markaasi abaalka dhaca oo garan waaya wanaaga qofku u qabtay iyo sida uu wax yaabo badan oo noloshiisa dhib u ahaa uu isku dayey in uu ka badbaadiyey.

Hadba abaalaw maxaad tahay ?runtii abaalo waa wax walba oo qof kugu saacido adiga oo markaas aan u haysan awood aad wixii dhibtaada ahaa iskaga difaaco ama aad kaga hortagto sidoo kale waa wax walba oo horu mar ah oo qof kuugu talaabsado si uu noloshaada wax uga bedelo.

Hadab akhristayaal aan bal u fiirsano qisadan gaaaban iyo micnahaha aadka u weyn ee ay xambaarsantahay ee ah jacyalka iyo wanaaga is wata

Waxaa jiray laba ruux oo si aad ah isu jecelaa hasa ahaatee aan nasiibku u saamixin in ay hal meel ku wada noolaadaan sababa badan awgeed taas oo keentay in mid walba duruufaha aduunku uu meel ka rido oo uu aado waddan uu ajinabi ku yahay balse waxaa jirtya in labada ruux ay ahaayeen kuwo mar walba niyada isku hayey oo markaasi xiriirkoodu jiray walo ay jirtay xiliyo badan oo markasi xiriirkoodu go’ayey sababo dhanka is gaarsiinta oo kale ahayd, labada qof ee markaasi jacyalkaas ba’an soo kala dhex maray in kasta oo ay waddankooda ka durugsanaayeen hadan waxaa la arkayey in markaasi gabadhu ay ahayd mid dhaantay wiilka iyada oo ka caawin jirtay dhanka biilkiisa iyo wax walba oo uu u baahanaa, aduun waa meerto oo waa tii aynu hore u soo sheegnay ee waxaa dhacday in uu calaf ka adeegay oo gabadhii calaf u yeelatay in ay guursato wiil kale ileen hore ayaa loo yidhi jacyalku waa jira balse calafkaa ka weyn wax walbana waa qoraal.

Si walba oo nolosha gabadhu isu bedeshay oo ay u noqotay gabadh markaasi xaas ah misana marna kay hadhin taakuleyntii iyo wax siintii wiilkii ay jecelayd markii ay gabadha ahayd, wuxuu wakhtigu dabada iska riixaba waxaa dhacday in gabadhii iyo ninkii ay guursatay kala tagaan iyada oo dhashay hal gabadh sidoo kale wiilkii ay hore u xidhiidhi jireen wax walba oo nolosheeda ah waa la socday

Wakhtiga ayaa dabada iska riixay waxayna gabadhii ku dadaashay in ay keento waddanka ay ku nooshahay wiilkii ay hore ula sheekaysan jirtay waanay ku guuleysatay dhamaan arimahaas oo dhana waxay u sameenaysay ayaa ahaa wanaaga wiilka oo ay aad u jecelayd sidoo kale qalbigeeda oo mar wlaba aad ugu baahnaa markii ay ahayd gabadha iyo hada oo ay noqotay gabadh markaasi la soo furay.



Waxay ku guuleysatay in uu yimaado waddankii markaasi ay joogtay ashtako badan ka dib markii uu yimi waxay ku tidhi noloshaada adiga ayaa ikhtiyaar u leh sababta oo ah labadeena jacyal dhab ah waa ina dhex maray in kasta oo calafku jiro aniga ayaa balantii ka baxay oo dibmigu dushayda saaran ayahay oo aroostay gabadhana soo dhalay balse adigu wax walba oo aad sameenaysid iyo cid walba oo aad guursaneysid noloshaada adiga ayaa ikhtiyaar u leh.

Arintaasi waxay ku noqotay af kala qaad sababta oo ah wiilku wuxuu ogaa guursadshada gabadha balse maran muu ogeyn in la soo furay wuxuuna u haystya wax walb in ay xidhiidhii kore ee wanaagsanaa dartii ay u sameenayso.

Hadab akhristaw hadii ay adiga arintan oo kale ku qabsato doorashadaadu maxay noqon lahayd.

 

Qoraa: Yasin Axmed Maxmaed “Yasin Lucky”

Contact:  yasin99@live.co.uk

 

Sheekooyin & Arrimaha Bulshada
Aug 31, 2010Dhalinyaradii Taleefanada ku nasiibso oo C...
Aug 31, 2010Kulan Soomaaliyeed: Murti Goos Goos Ah.
Aug 31, 2010Jacaylku xeer ma leeyahay?
Aug 20, 2010Magaalo dadka Tuugsada laga mamnuucay.Magaalo dadka Tuugsada laga mamnuucay.
Aug 20, 2010Baabuur Marna Helicopter noqonaya oo duula...Baabuur Marna Helicopter noqonaya oo duulaya, Marka ...
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.




Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.